Video:-Dab xoog leh Oo waxyeeleeyay Gobolka California Ee Dalka Maraykanka

Ugu yaraan 10 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dab xoog leh oo ka soconaya meelo badan oo ka mid ah gobolka California ee dalka Mareykanka.

Madaxa maareynta dabka ee gobolkaasi ayaa sheegay in sidoo kale uu dabku baabi,iyay in ka badan 1,500 oo guri iyo dhismooyin ganacsi.

In ka badan 20 kun oo ruux ayaa laga daad gureeyay meelaha uu sida aadka ah u ugu sii fidayo dabka.

Gudoomiyaha gobolka California Jerry Brown ayaa xaalad deg deg ah kusoo rogay magaalooyinka Napa, Sonoma, iyo Yuba counties,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka