Dhagayso:-Madaxweynaha Madaxweynayasha Somaliya Oo ka hadlay go’aanada kasoo baxay shirka Badbaado Qaran Ee Kismaayo

War murtiyeed ayaa kasoo baxay shirkii madaxda dawladaha xubnaha ka ah Dawlada Fadaraalka ay ku yeesheen Magaalada Kismaayo waxaana lagu aas-aasay gole ay ku mideysan yihiin madaxda.

Golahan ayaa loogu magac daray Golaha Iskaashiga dawladaha xubnaha ka ah dawlada Fadaraalka,waxaana Madaxweynaha Madaxweynayaasha Somaliya loo doortay mudane Gaas,iyadoo ku xigeen loo doortay Madaxweynaha HirShabelle Maxamed Cabdi Waare,hoos ka dhagayso codka Madaxweyne Gaas.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka madaxweyne