Video:-Khayre oo ay baalaashu ka qoyeen shirkii badbaado qaran Ee Kismaayo kadib

Wiilka markuu hadlayo isbuufiya sida Xoorkii waxuu yiri”Waxaa muhiim ah in aan qofna laga ogolaan dhaliil dalka lagu duminay, dhaliil ujeeddo gaar ah leh oo lagu fushanayo dano qaas ah in lagu dumiyo iftiinka nolosha ee hada u soo if baxay”.
 
Yaa iftiinka baxaya duminaya oo aan isaga ahayn.
Yaa nidaamka laga soo shaqaynayay 10-kii sano ee udanbaysay fashilinaya oo aan isaga ahayn.
Haduu jiro musuq maasuq isagaa aabo u ah cadayna waxaa kuugu filan doorkii uu kulahaa Xasan Culusow iyo lunsashadisii hantida Qaranka.
Haduu jiro siyaasi u adeega dalal kale ama sirdoono isagay ka bilaabataa oo ilaa dhawr sirdoon oo kala duwan hawl fuliye u ah.
 
Khayre hadalkiisu waxuu muujiyay niyad jabka haysta,carada iyo ciilka uu ka qaaday shirka badbaado Qaran,waxuu u muuqdaa nin galbaday oo aan rajo sii qabin.
 
Shacabka Somaliyed waa u ilduufeen oo waxay run moodeen hadaladiisii wadainyada muujinayay ee uu wax ku khaldayay.
 
 
                                                                       Halkan ka daawo muuqaalka khudbadiisa ceebaysan.