Video:-Wararkii ugu danbeeyay Ee qaraxii isgoyska soobe Muqdisho

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, gelinkii dambe ee maanta.
 
Qaraxan ayaa la sheegay in loo adeegsaday gaari xamuul ah oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay. Waxana illaa iyo hadda la ogaadey dhimashada in ka badan labaatan ruux ayna ku dhaawacmeen tiro kale oo intaas ka badan.
 
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay isku geedaameen isgoyska iyo dhismayaasha ka ag dhow oo qaarkood ay waxyeelo ka soo gaartay qaraxa.
 
Qaraxaasi ayaa waxa ku dhintay illaa iyo ku dhawaad labaatan ruux, iyadoo tiro badan kalena ay ku dhaawacmeen,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Somalis use a sheet to carry a man wounded in a blast away to an ambulance, in the capital Mogadishu, Somalia Saturday, Oct. 14, 2017. A huge explosion from a truck bomb has killed at least 20 people in Somalia’s capital, police said Saturday, as shaken residents called it the most powerful blast they’d heard in years. (AP Photo/Farah Abdi Warsameh)