Wasiirka caafimaadka Puntland Oo kaga qaybgalay Pakistan shir caalamiya

Wasiirka caafimaadka Puntland Cabdinaasir Cuuke,ayaa dalka Pakistan uga qaybgalay shirweynaha Caafimaadka Aduunka ee sanadkiiba mar la qabto.
 
Wasiirka Caafimaadka Puntland Cabdinaasir Cuuke oo ku matalayay Somaliya shirkan ayaa waxaa kala qaybaglay Safiirka Somaliya ee Pakistan.
 
Wasiirka ayaa sidoo kale kulamo kula qaatay halkaas dalal iyo hay’ado caalamiya,kuwaasoo ay kamid yihiin WHO,EMRO. DR Fikri of UAE.