Video:-Dibadbax looga soo horjeedo Qaraxii Soobe Oo ka dhacay Muqdisho

Dibad-baxan waxaa soo qaban-qaabiyay Maamulka gobolka Banaadir waxaana looga soo horjeedaa Al-Shabaab iyo qaraxii shalay ka dhacay Zoope.

Boqolaal qof oo ka kala yimid degmooyinka Muqdisho ayaa ka qeyb galaya banaanbaxan kuwaasoo haatanba ku qulqulaya goobta uu ka dhacayo.

Masuuliyiin ka tirsan dowlada Somalia ayaa ka qeyb galaya banaanbaxan oo la sheegay inuu yahay mid careysan, iyadoo shucuurta dadweynaha magaalada ay aad u kacsan tahay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka