Video:-Boqor Burhaan oo Tacsi udiray dadkii ku geeriyooday Qaraxii Soobe

Inaa lilaahi wa inaa ilayhe raajicuun

Boqor burhaan boqor muuse ayaa umada soomaaliyeed ugu tacsideeyey qaraxii Soobe. Sidoi kale Boqorku wuxuu shacabka ugu  baaqay inay u gargaaraan walaalahooda dhibaatada kasoo gaadhay Qarxi Zoobe.

Boqorka wuxuu sidoo kale u mahadceliyay intii ka qayb-qaadatay gurmadka oo ay ugu horeeyaan shacabka, Maamulada iyo dowladihii soo gurmaday wuxuna ugu dambayn ku baaqay Roob doon Caam ah,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka