Video:-Aqalka-sare Oo maanta Dood adag ka yeeshay khilaafka Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka iyo Dowlada Dhexe

Doodii Aqalka Sare ayaa maanta lagu kala aragti duwanaaday. Senator Goonjeex oo ay Madaxweynaha isku hayb yihiin iyo Senator Dhagdheer oo RW isku hayb yihiin ayaa si indho la’aan ah ula saftay Dowladda Dhexe.

Labadan Senator waxaa laga soo doortaa Galmudug balse waxay ka shaqeeyeen in la rido Madaxweyne Xaaf ayagoo dulaalay lacagtii ka timid waddanka Qatar ee loogu talo galay in Dowladaha xubnaha ak ah Dawlada Fadaraalka lagu dumiyo.

Nasiib waxaa fikirkooda guracan ka hor yimid inta badan xubnaha Aqalka sare ee Matala Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka,hoos ka daawo muuqaalada.

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka 1aad

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka 2aad