Video:-Daawo Degmada Yoonbays iyo Horumarka ay ku talaabsatay

Degmadda #GARYAQAAN (Yoombeys) waa mid ka mid ah magaalooyinka fara ku tiriska ee Gobolka Nugaal oo uu ka socdo horumar xawli leh
 
Ka sokow dadka ku nool deegaankaas waxaan qirayaa in ay door muhiim ah ka geysteen horumarkan dhaayaha bini’aadamka u roon dhalinyaro ay ka mid yihiin Hon Saacid Cismaan Salaad iyo Cabdale Geedgale,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka