Madaxweyne Gaas iyo wafti Uu hogaaminayo Oo saakay ku wajahan Jowhar

Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta u anba baxaya Magaalada Jowhar,halkaas oo ay ka dhacayso caleema saarka Madaxweynaha cusub ee maamulka Hir-Shabelle.
 
Madaxweyne Gaas oo dhawaan madashii madaxda Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka loogu doortay Madaxweynaha Madasha,ayaa saacadaha soo socda u bakhooli doonaa Magaalada Jowhar.
 
La soco wararkayaga danbe