Video:-TOOS UDAAWO CALEEMA SAARKA MADAXWEYNE WAARE

Waxaa goor dhow magaalada Jowhar ka bilaabatay munaasabada caleema saarka Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, iyadoo ay ka qeyb galayaan Madaxweynayaasha dowladaha xubnaha ka ah dowlada Fadaraalka, Ra’iisul Wasaare Kheyre, Guddoomiyaha Aqalka sare, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Xildhibaano, Senataro.

Xaflada oo ka socota Hoolka shirarka Xarunta Farjano ayaa waxaa socota khudbadaha bilowga ee furitaanka Xaflada caleema saarka, iyadoo lagu wado inay khudbado ka jeediyaan madaxda dowladaha xubnaha ka ah dawlada Fadaraalka,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka