Video:-Idil Tv Oo U kuur gashay xaalada shaqo Ee Caseeyayaasha kismaayo

Da’yarta qoysaskoodu ay yihiin danayrta ayaa ah kuwo ka shaqeeya duruufo adag waxaana ugu badan shaqooyinka ay qabtaan Caseeyayasha kabaha iyo Dhaqaida Gawaarida,shaqooyinkaas oo ay kasoo saaraan nolo maalmeedka qoysaskooda
 
Da’yartan ayaa dayaca haysta waxaa qayb ka ah waxbarasho la’aan
 
Warbaahinta idilnews,ayaa waxaa usuurta gashay in ay booqato qaar ka mid ah ilmaha Caseeyayaasha ah waalidintooda,kuwaasoo noo sheegey in ay san awoodin ubadkooda in ay waxbarasho galiyaan,
 
Hadaba Maamulka iyo bulshada Jubaland ayaa looga fadhiyaa in ay door muuqda ka qaataan sidii ay waxbarasho ku heli lahaayeen Ubadkaas soo koraya,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka