Video:-Dowlada Jubaland Oo 550 Guri ku wareejisay Qaxootiga soo guryo noqday

Gurayahaani Ayaa Waxaa Dhistay Hay’ada NRC ,waxaana Dadka Logu Talaga Ayaa Gaarayo Iyo 550 Qoys Cabdullhi Cumar Kaynaan Mareeyaha Hay’ada NRC Ayaa Waxaa Uu Sharaxaad Kabixiyay Guryhaasi.
 
Agasimaha Wasaarada Armaha Gudaha Jubaland Cabdirxmaan Cabdi Axmed Ayaa Sheegay In Ay Horumar Lagaaray Ay Tahay In Dadka soomaaliyeed ee qaxootiga ka soo laabanaya deegaan loo sameyo.
 
Gudoomiyaha Degmada Kismaayo Ibraahim Yuusuf Timo Jilc Ayaa Sheegay In ay Balanqaadkii Dowlad Ay Kadhabeysay Oo Ay Dadka Danyarta Ah U Dhistay siisay dhulkii looga dhisi laha guryo hanti ah oo ay leeyihiin,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka