Video:-Maxay kawada hadleen Rw Khayre iyo Rw Turkiga

Reysulwasaraha soomaaliya mudane xasan cali kherye oo boqosho ramiga ku jooga wadanka turkiga ayaa maanta kulan laqaatay dhigiisa turkiga buni cali yatrima
 
Soo dhaweyn hab maa muuskeenadu aad headed to ayaa loo sameyay reysulwasaraha jamhuuriyada isagoona salaan sharaf ka qaatay ciidanka baanbayda waxaana goobta lagu xardhay calamada labada ee soomaliaya iyo turkiga
 
Dawlada turkiga ayaa waxa ay sheegtay xili walba iyo waliba sacad walba ay diyaar utahay inay isgarab taagto soomaaliya soomaliay iyo turkigu waa walalo sidaasi waxaa yidhi reysulwasaraha turkiga. Isagoona shacabka soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay qaraxii 14kii bishaan ka dhacay magalada muqdisho
 
Reysulwasaraha soomaaliya xasan kheyre ayaa  dawlada tukiga uga mahad celiyay tageerada iyo sidii ay gacan uga geysteen dadkii ku waxyelobay weerarkii 14ka October  14bishaan ka dhacay magaalada muqdisho
 
Reysulwasaraha soomaaliya mudane xasan cali kherye oo boqosho ramiga ku jooga wadanka turkiga ayaa maanta kulan laqaatay dhigiisa turkiga buni cali yatrima
 
Soo dhaweyn hab maa muuskeenadu aad headed to ayaa loo sameyay reysulwasaraha jamhuuriyada isagoona salaan sharaf ka qaatay ciidanka baanbayda waxaana goobta lagu xardhay calamada labada ee soomaliaya iyo turkiga
 
Dawlada turkiga ayaa waxa ay sheegtay xili walba iyo waliba sacad walba ay diyaar utahay inay isgarab taagto soomaaliya soomaliay iyo turkigu waa walalo sidaasi waxaa yidhi reysulwasaraha turkiga. Isagoona shacabka soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay qaraxii 14kii bishaan ka dhacay magalada muqdisho
 
Reysulwasaraha soomaaliya xasan kheyre ayaa  dawlada tukiga uga mahad celiyay tageerada iyo sidii ay gacan uga geysteen dadkii ku waxyelobay weerarkii 14ka October 14bishaan ka dhacay magaalada muqdisho,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka