Talyihii Saldhiga Booliska Degmada dayniile Oo ku geeriyooday qaraxii Naasa-hablood

Goobta qaraxa uu ka dhacay,ayaa waxaa kasoo baxaya warar kala duwan, waxaana wararkaasi ka mid ah in uu goobta ku Geeriyooday Talyihii booliska degmada Dayniile Maxamed Yuusuf Nuur oo ku magac dheeraa Fanax Xagaleey.
 
Taliyaha ayaa marayay wadada xilliga uu qaraxa dhacayay, sida ay wararku sheegayaan.