War Deg Deg ah:- Qarax Xoog leh oo ka dhacay Agagaarka Hotelka Naasa-hablood ee Degmada Xamar-weyne

Qarax Xoog leh ayaa Goor dhow ka dhacay Meel u dhow Hotelka Naasa-hablood 2 ee Degmada Xamar-weyne,waxaana socota Rasaas Culus oo aan la ogeyn Cidda ay u dhaxeyso.
Faah-faahinta Dib kala soco Insha Allah.