Dhagayso:-3-Kamid ah Raggii Weeraray Hotel Naasa-hablood Oo La Qabtey

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Cabdicasiis Xildhibaan,ayaa sheegay in ciidamada Nabad suggida ay gacanta ku dhigeen 3-kamid ah raggii weeraray Hotel Naasa-hablood 2 ee Magaalada Muqdisho.

Afhayeenka ayaa sheegay raga weerarka fuliyay in ay dhamaayeen 5-qof 2 kamid ahna la toogtay,isagoona xusey in wali ay socdaan hawlgalkii iyo gurmadkii badbaadinta,hoos ka dhagayso codka.

 

 

 

 

Halkan ka Dhageyso codka