Meydka Wasiirka Arriimaha Gudaha Koonfur-Galbeed oo Baydhabo laga dajiyey

Wasiirka Wasarada Arrimaha Gudaha Dowladaha hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Madoobe Nuunow Maxamed ayaa maanta meydkiisa laga dajiyey Magaaladda Baydhaabo.

Meydka Wasiirka oo laga dajiyey Garoonka Diyaaradaha ee Baydhabo ayaa kamid ah Masuuliyiinti ku geeriyooday Qariixi ka dhacay Hotelka Naasa Hablood 2.

 

Sawirro.