Golaha Wasiiradda Dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Oo Xilalka Ka Qaadey Taliyayaasha Ciidamada

Shirki Goolaha Wasiirada Dowladda Faderaalka Soomaaliya ee ka socdey Magaaladda Muqdisho ayaa warar hor dhac ah oo ka soo baxay ay sheegayaan in Golaha Wasiiradu ay xilalkii ka qaadeen Talyihii Nabad-sugidda Sanbalooshe iyo Talyihii Booliska Saacid.

Golaha Wasiiradda ayaa la filayaa in qodobo dhowr ah ay shirka ka soo saaraan,iyadoo la filayo in shirka uu ku soo biiro Raysulwasaare Khayre.

 

Wixii Warar ah halkan kala soco