Video:-Shirkii Wadatashiga Ee dowladaha xubnaha ka ah dowlada Fadaraalka iyo dowlada dhexe Oo furmay

Waxaa Magaaladda Muqdisho maanta ka furmay shirkii wada tashiga Dowladda dhexe iyo dolawladaha xubnaha ka ah dowlada fadaraalka.

Shirkan ayaa waxaa ka qaybgalay Madaxweynaha Fadaraalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo,Ra’isalwasaare Khayre,Madaxweynaha dowlada Puntland ahna gudoomiyaha maadsha dowladaha xubnaha ka ah dowlada Fadaraalka ah,Madaxwrynaha Jubaland,Madxweynaha Koonfur-galbeed iyo Madaxweynaha galmudug.

Qodobada shirkan diirada lagu saari doono ayaa waxaa ugu muhiimsan khilaafka u dhaxeeya dowladaha xubnaha ka ah dowlada Fadaraalka iyo dowlada dhexe.

Dowladaha xubnaha ka ah dowlada Fadaraalka iyo dolwada dhexe ayaa waxaa dhexyaala khilaaf xoog leh,kaasoo la filayo in shirkan uu dhaliyo isku soo dhawaansho labada dhinac dhexmara,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka