Akhriso Qodobada looga hadlayo Shirkii u dhaxeeyey Dowladda Faderaalka iyo Dowladdaha xubnaha ka ah

Waxaa weli Magaaladda Muqdisho ka socda Shirki u dhaxeeyey Dowladda Faderaalka Soomaaliya iyo Dawladdaha xubanaha ka ah Dowladda.

wada hadalaya Arrimo ay ka mid yihiin arrimaha siyaasadda dalka, wada-shaqeynta Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada, amniga iyo dagaalka ka dhanka ah Shabaab hormarinta hanaan fadaraalayta Dalka  Dar dargalinta dib u eegista Dastuurka iyo Hanaan wada jir ah Geedi socodka Doorashada hal qof iyo hal cod 2020 iyo Mashaariicda hormarineed iyo gar gaarka bini aadinimo.