Video:- Uhura kenyatta oo markale ku guulaystay madaxweynaha kenya:

Uhuro Kenyatta ayaa mar kale ku guulaystay doorashadii ku celiska ahayd ee Khamiistii dalkaasi laga qabtay,wuxuuna helay in ka badan 98%(boqolkiiba sagaashan iyo sideed),sida uu shaaciyey Guddiga Doorashooyinka kenya,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

 

                                                                                       Hoos Ka Daawo Muuqaalka