Wararkii Udanbeeyay Ee shirka wadatashiga madaxda fadaraalka iyo kuwa dowladaha xubnaha ka ah

Waxaa soo idlaaday kulmao goos goos ahaa oo hor udhac u ah shirka wadatashiga ee dowlada dhexe iyo dowlada Fadaraalka.
 
Kulamada goos gooska ah,ayaa madaxdu waxay uga wada hadleen arimaha taagan.
 
Sida xogaha ay helayso idlnews ay sheegayaan kulamadaas,ayaan waxba laysku reeban si hoose oo lafa gur ahna loogu wada hadlay.
 
Hadaba shirka ayaa maanta afarta galabnimo si rasmiya ufurmi doona.
 
Qodobada looga xaajoonayo ee ajandaha shirka u ah ayaa waxay kala yihiin sida tan soo socota:-
 
 
1.Xoojinta wada shaqaynta iyo xalinta arimaha taagan ee dowlada dhexe iyo dowladaah xubnaha ka ah dowlada Fadaraalka.
 
2.Dardargalinta Nabadgalyada iyo la dagaalanka argagixisda.
 
3.Horumarinta hanaanka Fadaraalka ee dalka
 
4.Dardargalinta dib u eegista dastuurka iyo abuurista hanaan wadajir ah.
 
5.Geedi socodka hanaanka doorashada hal qof iyo hal cod ee 2020.
 
6.Mashaariicda horumarineed iyo gargaarka bini’aadanimo.
 
 
 
 
La soco waarkayaga danbe.