Hambalyo Tahniyad Dhalasho Farxad leh

Waxaa Halkan ay bahda PDRC meel walba oo ay joogaan Hambalyo dhalasho ay u dirayaan Abdinaasir Mohamed Ali ( Buraale kabayare) & Shaadiyo Loobaan Isxaaq oo Galabta Wiil ugu dhashay magaalada Garowe.
 
Waxay rabi uga baryayaan in wiilkaas Noqdo Kii Dalkiisa, Diintiisa Iyo Weliba Dadkiisa Anfaca,
 
Soona Barbaar oo noqo wiil ayaan badan,karti iyo awood badan,Sida aabihiisa oo kale,kii addeeca waynaha,Waalidkiyo dadkiisaba.
 
 
EeBE hakaa dhigo Walad khayr.