Video:-Daawo shirkii madaxda Somalida Oo maalintii sadexaad galay

Waxaa maalintii sadexaad ka socda Muqdisho shirkii wada tashiga madaxda Dolwadaha xubnaha ka ah dowlada Fadaraalka iyo dowlada dhexe.

Shirka oo galay qaybiisii ugu adkaa wada xaajoodka,ayaa waxaa goobjoog ka ah dhamaan madaxda Somalida,iyadoo arimo xasaasiya lagu gorfaynayo.

Sida ay xogta ku helayso idilnews waxaa galabta kasoo bixi doona shirka warmurtiyeed madaxdu ku midaysan yihiin,isla markaana ay ku cad yihiin qodobada ay isku raaceen kadib wada xaajoodkoodii qaatay sadexda cisho,iyadoo shirku galabta soo gabagaboobi doono,hoos ka daawo muuqaalka shirka iyo wariyaheena Liibaan Bulle usoo diray.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka