Dhagayso:-Mareykanka oo joojinaya Visa-ha nasiibka

Madaxweynaha Dowlada Mareykanka Donald Trump, ayaa sheegay inuu kala shaqeyn doono Koongareeska sidii loo joojin lahaa barnaamijka bakhtiyaa-nasiibka ee sanad walbaa ay kumannaan ruux ku yimaadaan Mareykanka.

Arrintan ayaa ka danbeysay kadib marki la sheegay in ninki Talaadadi baabuurka dadka ku jiirsiiyay gudaha magaalada New York uu ku yimid barnaamijkaasi loo yaqaano Lottery Visa.

Haddaba wariyaha gobolka Minnesota ee VOA Maxamuud Mascadde, ayaa muhiimada barnaamijkan iyo cidda ku timaada Mareykanka weydiiyay, Amin Harun oo ah sharciyaqaan dagan magaalada Minneapolis,hoos ka dhagayso codka .

 

 

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Harun