Video:-Xildhibaan Hilowle”RW Khayre ha iscasilo Xamarna caasimada halaga badalo”

-Muqdisho mahan meel dib loogu soo celin karo Qaranimadii Somaliya ee waa in Caasimada laga badalaa oo Dowladu ka guurtaa…
 
-Xilka qaadis Taliye waxaa ka hoboon in Reysal-ware Kheyre waa fashilmaye asna baxaa..
 
-10 nooc oo ciidan ah oo 10 NGO oo kala duwan maamulaan ayaa xamar jooga Dowladuna waxba kama qaban karto, waayo beesha caalamka ayaa sidan rabta..
 
-DF ma iska garab mari karto madaxda DG waayo ayaga Xamar mahane inta kale dalka jooga..
Halkan ka daawo muuqaalka