Dhagayso:-Bayle oo beeniyey in canshuurta la kordhiyey

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa beeniyey warar sheegayay in wasaaraddiisu ay kordhisay canshuuraha la qaado.

Cabdiraxmana Ducaale Bayle ayaa warbaahinta Soomaalida u sheegay in dawladdu damacsan tahay inay hirgeliso canshuurta iibka ee laga qaado alaabooyina la qaado, waxaana uu sheegay in bixinta canshuurta iibka ay lagama maarmaan u tahay jiritaanka dawlandimada,hoos ka dhagayso codka Wasiirka.

 

 

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Wasiirka