Dawladda puntland oo ciidamo u dirtay xuduudaheeda .

Dawladda puntland ayaa ciidamo tiro badan u dirtay xuduudaha puntland ay la wadaagto maamulka somaliland .

Ciidamadan ayaa difaacaya xuduudaha puntland kuwaasoo ka hor tegaya hadii somaliland kusoo xad gudubto xiliga ay socdaan doorashooyinka somaliland ,Sirdoonka puntland ayaa helay warar sheegaya in somaliland dmacsan tahay meelo kamid ah dhulka puntland ee xuduudaha inay keento sanaadiiqda codaynta.

Ciidamada puntland dirtay ayaa ah cutubyo ka tirsan ciidamada difaaca Ee DANAB.

Wixii faahfaahin ah naga filo goordhow

Idilnews.com

Garowe