Dhegayso: Sababta loo Hakiyay shaqada Garoonka Aadan cade.

Magaalada Muqdisho maalmihii u dambeeyey waxaa laga hadlayay in ay jiraan qaraxyo laga Cabs iqabo in ay Garoonka aadan cade ka geystaan Al-Shabaab iyaga oo adeegsanaya Gawaari ay ka qabsadeen Ciidamada AMISOM

Waxaase Maanta beeniyay jiritaanka wararkaas Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Xasan,shira saxaafadeeda uu maanta ku qabtay Magaalada Muqdisho , waxa uuna sheegay in aan Waxba ka jirin wararkaas sheegaya in Shaqada Garoonka ay hakad gashay.