Muqdisho:-Puntland Oo maanta uqaybisay lacag dadkii Qaraxii Soobe ku waxyeeloobay

Gudiga gurmadka masiibadii Soobe ee Puntland oo ay hogaaminayaan culumada reer Puntland ee dhawaan gaarsiiyay deeqda dhaqaale Muqdisho,ayaa maanta gudoonsiiyay lacag 100-ka mid ah Agoontii ku waxyeeloobay Qaraxaas.
 
Agoontaas ayay culumada reer Puntland uqaybiyeen min 300 oo dolar Maraykanka ah Agoon walba,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka