Sawiro:Ciidamada Puntland oo Howlgalo ka fuliyay Buuraha Gobolka Bari

Ciidamada Dowladda Puntland ayaa maanta howlgallo kala duwan ka sameeyey Buuraha gobolka Bari .

Saraakiisha Ciidamada Puntland ayaa waxa ay Warbaahinta u sheegeen in howlgalladan oo intooda badan laga sameeyay deegaano lagu shegay kooxda Daacish-ta Soomaaliya ee dagaalka kula jirta Puntland.

Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Puntland oo wata Gaadiidka dagaalka ayaa arkayay iyaga oo howlgallo ka wada Aaga buuraha Gobolka Bari .

Saraakiisha puntland ayaa sheegay in maalmaha soo socda markay hawlaglkaas soo dhameeyaan inay bixin doonaan xog faahfaahsan.

Idilnews.com
Xafiiska Garoowe.

Hoos Ka Daawo Sawirrada