Hay”ada Shaqaalaha rayidka Puntland ayaa imtixaan ka qaaday qaar kamid ah shaqaale ay  qaadanayaan wasaaradaha dawladda puntland .

Qaar kamid ah dadkii u fariistay imtixaanka ayaa shegay inu ku dhacay si cadaalada ah oo hufan .