Video:-HORDHACA BARNAAMIJ KU SAABSAN SAHANKA BAADIYAHA EE ABSHIR DHIIRANE .

Warbaahinta idil News,ayaa dadweynaha usoo gudbinaysa hordhaca warbixin xiiso leh oo ku saabsan sahanka barwaaqadda dayrta ee deegaano ka tirsan Gobolladda Mudug iyo Nugaal ka dib socdaal saddex cisho qaatey oo uu ku tagey Tafatiraha PUNTLAND POST Abshir Dhiirane.
 
Hadaba hoos ka daawo hordhaca barnaamijkaas…

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka