Maxbuusadii soo islaantay :Qisada ay kusoo islaantay saxafiyada YVONNE RIDLEY

London : YVONNE RIDLEY waxay ka mid ahayd saxafiyiinta britain ugu caansan kana soo shaqaysay warbaahino Caalami ah oo kala duwan ,waxay leedahay Qiso cajiib ah , K ooxaha Daalibaan ayaa afduubtay iyadoo hawlaheedii Shaqo ku jirta waxayna diinta islaamka qaadatay iyadoo xor ah markay dalkeedii dib ugu laabatay .

Warabahinta Idilnews.com ayaa idiin soo diyaarsisay Qisadeeda ka hor inta aanay islaamka qaadan ilaa maanta Nolosheeda,hoos ka daawo muuqalka.

 

 

 

 

                                                                                            Halkan hoose ka Daawo Qisadeeda.