Video:- Wasaarada caafimaadka P.land oo qiimayn iyo sahmin ku sameynaysa cudurka Duumada

Garoowe : Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa laba kooxood oo caafimaad u kala diraysa Gobolada Puntland ka kooban tahay .

Labadan kooxood ayaa qiimayn kusoo samayn doona waxyaabihii laga qabtay la dagaalanka cudurka duumada shantii sano ee ugu danbaysay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka