Video:-Golaha Wasiirada Somaliya Oo Maanta Ka Hadlay Amniga Dalka

Golaha Wasiirada Fadaraalka Somaliya Oo Maanta Ka Hadlay Amniga Dalka kulankoodii todobaadlaha ahaa ,waxyaabihii lagu adkaa ee looga dooday arimaha amaanka ayaa ugu badnaa oo dood adag wasiirada qaarkood ka keeneen,hoos ka daawo muuqaalka..

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka