Video:-Danjiraha china ee soomaaliya oo gaaray magaalada Garoowe .

Kin Cheng danjiraha China ee soomaliya waxaa garoonka diyaaradaha ee Garowe kusoo dhoweeyey xubno kamid ah golaha Wasiiradda Dowladda Puntland .

Danjiraha waxaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Madaxweynaga Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka