Daawo : Madaxweyne Gaas iyo safiirka china ee soomaaliya oo booqday dhismaha garoonka diyaaradaha garoowe.

Garoowe : Madaxweynaha dawladda puntland cabdiweli cali gaas iyo safiirka china ee soomaaliya ayaa maanta kormeeray dhismaha garoonka diyaaradaha garoowe oo hada meel fiican maraya .