Dhegayso :Mooshin laga keenay gudoomiye jawaari oo beri la gudbinayo

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya oo Wareysi siiyey mid ka mid ah idaacadaha muqdisho ayaa sheegay in mooshinkaan la diyaariyay isla markaana la gudbin doono.
Waxaa la weydiiyay Su’aal aheyd hadii Gudoomiye Jawaari mooshin laga gudbiyo cid shir gudoomin doonta shirka Beri ee Xubnaha Baarlamaanka ayuu shegay in ku xigeenkiisa uu shir gudoomin doono.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo uu arrimo badan uga hadlay.