Maalqabeenka china Jack Ma ayaa bixiyey talooyin uu sheegay in qof kastaa horumar ku gaari karo.

Maalqabeenka  china u dhashay jack Ma ayaa bixiyey talooyin uu sheegay in qof kastaa horumar ku gaari karo hadii uu qodobadan siday yihiin u raaco oo u garwaaqsado .