Dhegayso:-Musharax Ciro ”Wadahadal ayaa noo furmay aniga iyo gudiga doorashooyinka ”

Hargaysa : Musharaxa Xisbiga Wadani ee Somaliland, ayaa sheegay in maanta isaga iyo gudiga doorashooyinka ay u furmeen wada hadal ku aadan khaladaadkii ka dhacay doorashadii Somaliland,hoos ka dhagayaso codka Cirro.

 

 

Halkan ka dhagayso codka Cirro