Jeneral Morgan “ Waa Noolahay warka SNTV laga baahiyeyna wa been waqtigeyga Ayaan sugayaa”

Isagoo Dalka Cumaan jooga ayuu Soo duubay fariin Muuqaal ah Jeneral Maxamed Sicid Xirsi Morgan oo ahaa Wasiirkii Gaashandhiga dowladii Siyaad Barre waxuuna sheegay in Facebook TV -ga Qaranka lagu qoray in uu geeriyooday Balse u noolyahay.

 

“Ehelo baa telefoon igu waalay Waxaan idiin sheegayaa waxay rabaan ha sheegeen waqtigeyga Ayaan sugayaa “ayuu sii raaciyey Jeneral Moragn,hoos ka daawo muuqaalka Janaraalka oo hadlaya.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka