Video:-Baarlamaanka Puntland oO meelmariyey xeerka la dagaalanka daabulka iyo ka ganacsiga dadka.

Garoowe : Baarlamaanka Puntland oo ku jira kalfadhigii 40-aad ayaa maanta ansixiyey xeerka ladagaalanka daabulka iyo ka ganacsiga dadka,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka