Video:-Madaxweyne Gaas iyo safiirka Shiinaha Oo si wadajir ah shir jaraaid Uwada qabtay

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo danjiraha dalka Shiinaha ee Soomaliya Mr. Qin Jian ayaa maanta si wada jira shir jaraa’iid ugu qabtay Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe .

Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa sheegay in ay danjiraha ka wada hadleen arrimo ay kamid ahaayeen horumarinta mashaariicda dalka Shiinaha ay kawadaan Puntland,yagleelida xidhiidh dhaw oo ay yeeshaan Puntland iyo Shiinaha, arimaha Soomaaliya iyo horumarka ay dowladda Puntland  ka samaysay kobcinta kaabayaasha dhaqaalaha,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka