Kalfadhigii 23aad ee Golaha deegaanka garoowe oo furmay .

Garoowe : Kalfadhiga golaha deegaanka garoowe ayaa 6dii biloodba mar laqabtaa waxaa lagusoo ban dhigaa wixii u Qabsoomay dowlada hoose ee degmada garoowe.

Kalfadhigan ayaa noqonaya kalfadhigii 23 aad ee kasoo wareeegtay intii uu jiray golaha deegaankani
Furitaanka kalfadhiga waxaa kasoo qayb galay gudoomiyaha gobolka ,duqa caasimada qaarka mid ah Fudoomiyayasha degmooyinka gobolka nugaaal , culimada iyo cuqaasha gobolka ,ururada haweenka golaha Deegaanka degmada garowe iyo dadwayne kale .

Duqa caasimada pl ee garoowe xasan maxamed ciise goodir ayaa ugu horayn ka warbixiyey wax qabadkii 6 bilood ee lasoo dhaafay Gudoomiyaha gobolka nugaal cumar abdilahi farawayne ayaaa ku Amanay wax qabadka dowlada hoose.

Goordhow filo muuqaalada kalfadhiga iyo khubadihii laga soo jeediyey.