VIDEO : Barnaamij ka hadlaya Taariikhda isgaarsiinta Puntland iyo horumarka tartanka furan ee suuqa isgaarsiinta .

Barnaamijkan  ayaa lagu falanqeeyey  taariikhda isgaarsiinta Puntland, Caqabadaha soo wajahay, Sababta ay u burbureen shirkadihii Puntland laga hirgeliyay qaar kamid ah ? iyo dhibaatada ay Leedahay in suuqa Isgaarsiintu uu u xirnaado shirkad kaliya iyo  muhiimada ay soo kordhisay in suuqa Isgaarsiintu uu noqdo mid tartan furan uu ka jiro,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

                                                                HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA