Wasiirka Difaaca Qaranka oo ka hadlay dagaalka uu la galayo Shabaab (Waraysi)

Somalia- Wasiirka cusub ee loo dhaariyay Wasaarada Difaaca Qaranka Somalia Maxamed Mursal ayaa ka hadlay qorshaha uu ku doonayo inuu ku wiiqo awooda Al-Shaab.

Mursal oo Waraysi gaara siiyay VOASomali ayaa si cad u sheegay inay ka go’antahay la dagaalanka Al-Shabaab, isagoo kaashanaya ciidamada midowga nabad ilaalinta Africa.

Wasiir Maxamed Mursal ayaa sheegay inay sii laba jibaari doonaan duqaynta lagu beegsanayo dagaalyahanada Al-Shabaab ee Maraykan-ku wado, wuxuuna cadeeyay in la tayayn doono awoodda xoogga Dalka Somalia.

           Dhagayso waraysiga Wasiir Mursal.