Puntland – Dowladda Somaliya oo lagu wareejiyay 2,400 oo askari (Daawo)

Madaxwayne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiim Cemay oo wareejiyay xogta 2,400-oo askari  ayaa sheegay in dowladda Somalia looga fadhiyo xuquuq-siinta ciimadanka, maadaama ay ka wareegeen Puntland oo ay horay uga tirsanayeen, wuxuuna ciidamada kula dar-daarmay inaysan ka qayb-qaadan dagaal qalbiil ku salayn, balse ay noqdaan kuwo u adeega Qaranka Somaliyed,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka