Video:-Wararkii Udanbeeyay Ee Qaraxii saakay lala Eegtay Ciidamada amaanka Bosaso

Ciidamada amaanka Bosaso ayaa saakay waxaa lagu weeraray qarax kaasoo dhaliyay khasaare soo gaaray Ciidanka iyo shacabka.

Dhaawaca lix Askari iyo laba qof oo shacab ah ayaa la geeyay isbitaalka Guud ee Bosaso,kuwaasoo xaaladooda caafimaad aysan aad uliidan sida dhakhaatiirtu u xaqiijiyeen idil News.

Dhanka kale Idil News oo wax ka waydiisay Saraakiisha amniga Qaraxan saakay Ciidanka lala eegtay ayay u sheegeen in aan ilaa iyo hada aan cid loo qaban,sidoo kale cid si cad usheegatay aysan jirin,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka hoose ka daawo muuqaalka